Hino nacional da Somália
País: | Somália |
Título: | Somaliyaay tooosoo (também Somaaliyey toosa) (alemão: "Somália, acorde") |
Texto: | Ali Mire Awale (1947) |
Compositor: | Ali Mire Awale (1947) |
Hino nacional desde: | 2000 |
Texto original:
refrão
Soomaaliyeey também
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag danee
Taageera waligiinee.
Ummadyahay mar kale tooosoo
Calankiina wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.
coro
Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabino Toobad Weyddiistoo
Talo Saarta Weynaha eey.
coro
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li'ida qoys-qoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.
coro
Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo turo oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!
coro
Curadadaada taargo'ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays Jaray Tagoogaha eey.
coro
Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey.
Tradução alemã:
Somália, acorde Desperte e aperte as mãos E devemos ajudar os mais vulneráveis do nosso povo A qualquer momento.